BBC Somali
by AudioNow Digital
Version 2.8.40
📅 Updated 2016-11-30
Features BBC Somali
App-ka rasmiga ah ee BBC Somali ee AudioNow waxa uu ku siinayaa barnaamijyadii ugu dambeeyay iyo wararka ugu waaweyn.Waxaad barnaamijyada raadiyaha ku dhegeysan kartaa adigoo isticmaalaya daaraha codka ee bilaashka ah ama adigoo isticmaalaya wicidda teleefoonka (lacag ayuu kugu noqon karaa, ka hubi shirkadaada)- Ka akhriso wararka ugu waaweyn uguna dambeeyay bogga BBC Somali
- Ku dhegeyso barnaamijyada aad ugu jeceshahay idaacadda daaraha codka ee bilaashka ah, ama adeegga wicidda teleefoonka.
- Barnaamijyadii ugu dambeeyay waxaad ka heli kartaa:Idaacadda SubaxnimoIdaacadda DuhurnimoDunida iyo MaantaCaawa iyo Caalamka
- Macluumaad ku saabsan wicidda teleefoonkaDadka ka wacaya UK: Qiimaha caadiga ah ee teleefoonka iyo mobile-ka dalka ayaa la bixinayaa.
Dadka aan UK joogin: Waxaa lagaa qaadayaa qiimaha caadiga ah, iyadoo telefoonada aan xadka lahayn uu yahay lacag la'aan.
Fadlan ka hubi shirkadaada inta aadan wicin.
The official BBC Somali news AudioNow app offers the latest programmes and news headlines.
You can to listen to the radio programmes using the free audio player or by using the telephone dial-up option (call charges may apply, check with your provider).- Read the latest news headlines from the BBC Somali website- Listen to your favourite radio programmes free with the audio player, or by using the standard-rate telephone dial-up service- You can access the most recent editions of:Idaacadda SubaxnimoIdaacadda Duhurnimo Dunida iyo Maanta Caawa iyo Caalamka - Information for using the dial-up service:UK callers: standard geographic charges from landlines and mobiles apply.
Non-UK callers: calls charged at a standard rate and normally free with unlimited plans.
Please check with your service provider before calling.
Secure & Private
Your data is protected with industry-leading security protocols.
24/7 Support
Our dedicated support team is always ready to help you.
Personalization
Customize the app to match your preferences and workflow.
See the BBC Somali in Action
Get the App Today
Available for Android 8.0 and above